Madaxweyne Qoor Qoor arimo Xasaasi ah kala hadlay Saraakiil katirsan AMISOM (Sawirro)

Madaxweynaha Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor ayaa maanta Aqalka Madaxtooyada ku qaabilay Taliyaha Ciidanka AMISOM ee sector 4 iyo saraakiil uu hoggaaminayay.   Kulanka dhax maray Madaxweyne Qoor Qoor iyo Saraakiisha ciidamada Nabad Ilaalinta u jooga dalka ee AMISOM ayaa looga hadlay dardar galinta howlaha Doorashoyinka Galmudug iyo Sugidda Amiga .   Madaxweynaha Galmudug … Continue reading Madaxweyne Qoor Qoor arimo Xasaasi ah kala hadlay Saraakiil katirsan AMISOM (Sawirro)